shidh, where are my isxaaq bretherins, im messed up when it comes to af somaali looolthis is canuunu![]()
Moderators: Moderators, Junior Moderators

shidh, where are my isxaaq bretherins, im messed up when it comes to af somaali looolthis is canuunu![]()

we called that cambe, i think,why do you guys called this![]()

bro they are fruitsThat's canab.
Ciyaal WTH are these:
Dhanglow, murcid, isbaandheys, shan farood,, kimish?

War waxaan u maleeya , "pili pili" waa basbaas marka swahili lagu sheego , laakin maembe waxay tahay ma garanayo, mise malaha waa muuskaSawaxiliga waxooga oo dhan baa iska... ninini ..nanana, nununu

i'll never eat that, taste doesn't seem to blend together!

bro they are fruitsThat's canab.
Ciyaal WTH are these:
Dhanglow, murcid, isbaandheys, shan farood,, kimish?
dhanglow wa mid koob cml loo furayao sugar ama cusbo lagu darsadaa beelo waaye
inbaandhey kax laftiisa odxaha leh waaye nooh
murcid wa mura yariis oo dhanaan ah
shan farood wa murcid oo kale laakin macaan
kimish wa muro gaduud ah oo isku dhagan

waryaa thank GOD i got the pic of dhangalow in googlebro they are fruitsThat's canab.
Ciyaal WTH are these:
Dhanglow, murcid, isbaandheys, shan farood,, kimish?
dhanglow wa mid koob cml loo furayao sugar ama cusbo lagu darsadaa beelo waaye
inbaandhey kax laftiisa odxaha leh waaye nooh
murcid wa mura yariis oo dhanaan ah
shan farood wa murcid oo kale laakin macaan
kimish wa muro gaduud ah oo isku dhagan@beelo waaye. Except for dhanglow waa fahmey inta kale. thanks bro.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 59 guests