Postby Rightwing » Sun Jul 03, 2011 1:18 pm
Gabadh reer Las-anod ah oo baadhaysay cidii ka danbaysay wixii ninkeedii dilay, oo la rabay in xabad lagu aamusiyo.
labo xabadood ayaa ku madaxa kaga dhacay, nasiib wanaagse midina meel halis ah may marin. silanyo ayaa diyaarad khaas ah u diray. hada waxaa lagu daawaynayaa dhaktar ku yaala addis-ababa.
rw
le justicier