Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Aargoosiga SNM Garanay, Arinta SSDF ma garateen !

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Aargoosiga SNM Garanay, Arinta SSDF ma garateen !

Postby Knight of Wisdom » Tue Jul 12, 2011 3:32 pm

Sida laga akhristay bogga Hadhwanaag.com,ninka cabudhinta,xadhigga,dilka iyo been abuurka u qaabilsan jabhadda AARGOOSIGA ku caanbaxday ee SNM,waa been iyo ina wax kama jiraan warkan uu ku deedaafayo,dhagarta iyo gardarada ay SNM intii muddo ah ku haysey dhammaan inta aan u dhalan qabiilka SNM,khaas ahaan ummadda SSC.

Saqadhi Dubad waa dhagar qabe,been,iyo khiyaamo huwan nacayb iyo colaad ku caan baxay. Waxaan u sheegayaa dunidu maanta qudha ma aha,shalay baa jirtey,berrina waa jirtaa,dulmigu duugoobi maayo,SNM degaanka SSC ha kala baxdo ciidan beeleedka ay ku soo humeen,bal in jeerkaas dil qorshaysan lagu arko.

Eeg Linka Lasanod.com si aad ula socoto dhagarta Saqadhi Dubad:-

http://www.lasanod.com/details.php?num=5978 ,SNM ha ku quus qaadato,waxa ka socda dunida Carabta,ummadda markaan waxba loo dhaafin oo wax kasta laga meersado,nolol xumo iyo dulmi waa tii geeri ka door bidda,Ninkaan quusan isagaa laga quusey noqda,taariikh badan oo ummad iyo daalim isla soo mareen oo ay SNM ku cibro qaadato maxaa badan,SSC dhawr garab ma’aha,waa hal ummad,leh dan u gaar ah oo joogto ah,Waa ummad aan hore u yeelin dulmi,haddana aan looga fadhiyin inay yeesho,Horgal iyo Heeran maalmo lala baydado.

SNM hadday caqli iyo garasho leedahay waa ogtahay inaan nabad lagu heli doonin,markay seefto galka ka baxdo nin kasta inuu noqon doono reerkiisa SNM,horey ayey u aragtay-waa hadday xusuus leedahay,waxaan kula talin lahaa inaysan maal iyo waqti iskaga dhumin Horgal iyo Heerin duug ah ama cususb,Garanay Aargoosiga SNM,bal Faroole muxuu rabaa, Degaankii SSC,SNM ku wareeji,dadkii SSC ka yeel qaxooti uu ku dawersado,eedayn,ceebayn iyo cambaarayn ulama hadhin,Waxaala eegayey inuu waano qaato,ama cid qabata la helo,weli ma dhicin midna,yaab,amakaag iyo anfariir bay tahay sidan wax yihiin,iyo ka hortag la’aanta jirta.

Waaba ka sii darayaa,PM Gaas buu rabaa inuu ku beer laxawsado qabyaalad ama ugu hanjabo wada shaqayn la’aan,haduu SSC ka magacaabo cid aan isaga(Faroole) u ahayn madiidin, SSC waxay dhawrato looma dhaafin,ummadi hadday sidaa u socoto oo degaankeeda ku ammaan weydo,waa tii abbaarta Hoyga cidda dulmiga ku haysa,qofkaan waxa jooga garan waxa soo socda ma garto Farriinta aan u dirayo PM Gaas waa,dhaar baad martay,kuwii kaa horreeyey waqtigii gaabnaa ee ay xilkan hayeena waad la socotaa.,Waxaa lagaa eegaya cadaalad,waxaa lagaa dhawrayaa hawlwadeen aqoon,khibrad iyo daacadnimo ugu adeega ummaddan ay waqtiga dheer dhibtu ku raagtey.
Farriinta PM Gaas

Saamiga ay SSC xaqqa ugu leedahay saami qaybsiga Dawladda Dhexe, SSC baa u xaq leh inay u doorato cidday ku kalsoontahay,sida aad maqashoontahay SSC waxay taageero iyo kalsooni buuxda siisay Dr. Abdulkariim Wasiirka Boosaha iyo Isgaarsiinta ee hadda xilka haya,Faroole halka uu ka taliyo ayaa
uga baahan wax ka qabasho,sida wax yihiinna cidna kama qarsoona,Waxaan halkaan ku bogaadinayaa Issimada SSC ee midnimada baaqa u soo saaray,Halyeyad Qaran Saado Cali Warsame baan iyana salaan,ammaan iyo bogaadin u dirayaa, Qaxootiga iyo Qubrajoogta SSC iyana waxaan ku boorinayaa inay dib ugu laabtaan kuna diriraan dhulkooda hooyo,wax ubad la dhaxal siiyo oo ka qiimo badan dhul ma jiro,waa xaq Eebbe ugu deeqay in la difaacdona waa xaq iyo
waajib.

SSC guud waxaan ku boorinayaa inay ka waantowdo isu fiirsiga dhexdeeda ayna yoolka saarto cadowga guud,khaas ahaan SNM oo rabta sida ay tiraahdo dad baa guura ee dal ma guuro oo u socota dhulka SNM baa leh,SSC ama dulmiga iyo gunnimada ha ku qanacdo ama ha guurto. Gun iyo gunaanad SSC waa inay si buuxda ula shaqaysaa Hay’adihii London lagu dhisay,oo aan iyana ka dalbayo inay si dhiiran oo hufan u gudtaan xilka loo igmaday. Si difaaca loo adkeeyo waa in daryeel ku filan loo helaa dhammaan Daraawiishta SSC ee hor fadhiya Cadowga dantiisa la wada ogyahay,Shirka Khaatumo Labo,waa inuu qabsoomaa,waa daawada mustaqbalka,midnimada iyo xorriyadda.

M.H.Buraleh

User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Aargoosiga SNM Garanay, Arinta SSDF ma garateen !

Postby damu » Tue Jul 12, 2011 8:57 pm

bal Faroole muxuu rabaa, Degaankii SSC,SNM ku wareeji
amazing :o :o
i didnt know Faroole was in power when xaabsade and his subclan turned over lasanod to SL in 2007! :shock: :shock:









everyday i learn something new on Snet !

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Aargoosiga SNM Garanay, Arinta SSDF ma garateen !

Postby FBISOMALIA » Wed Jul 13, 2011 1:41 pm

bal Faroole muxuu rabaa, Degaankii SSC,SNM ku wareeji
amazing :o :o
i didnt know Faroole was in power when xaabsade and his subclan turned over lasanod to SL in 2007! :shock: :shock:
everyday i learn something new on Snet !
:lol: :lol: :lol: :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 15 guests