Salaam Kuli,
Neceeb waa kelmad weyn, laakiin ma dhibsataa dadka iska dhiga inay Allaah awoodiisa micneeyn karaan? Yaa awoodaas siiyey?
In badan waxaan arkay qof dhahaayo " Hebel waxaas Ilaahay wuxuu ugu ridey saas ayuu suubiyey". Xataa Somaaliya waxaan ku arki jirey dad dhaho " Qofkaas abtigiis aa habaaray, waxa uu u cadyahay" waa dadka albino-ga ah.
Ogaada Ilaahay awoodiisa isaga ayaa iska leh, asaga keligii ayaana micneyn kara.



