Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Hows the business progress of Caabudwaaq- Warbixin & PICS

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12573
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Hows the business progress of Caabudwaaq- Warbixin & PICS

Postby XimanJaale » Sun Jul 31, 2011 12:05 pm

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image


Magaalada caaudwaaq waxaa ay dhacdaa waqooyiga gobolka galgaduud waana magaalada ugu sugkaanka badan guud ahaan gobolka galgaduud waxaana sidoo kale lagu tiriyaa in ay ka mid tahay magaalooyinka ugu dadka badan degmooyinka soomaaliya.
Degmada caabudwaaq ee waqooyiga galgaduud waxaa hoos yimaada oo ganacsigeeda ku xiran 101 tuulo kuwasoo ay ka mad yihiin tuulooyinka ka tirsan dhulka ismaamulka itoobiya ee loo yaqaano kilinka shanaad.
Magaalada caabudwaq waxaa ay caanku tahay xoolaha nool waxaana ku xeeran hareerahooda goobo daaqsineed waxaana marnaba laga waayin caanaha xoolaha iyo hilibkoodaba waana magaalo jawi ahaan aad u wanaagsan dadka ku noolna waa dad inta badan jecel nabada iyo hurumarka.
Magaalada caabudwaaq waxaa ka jira maamul hoos taga culumaa’udiinka ahlusunna waljameeca waxaana ka jira kala danbeeyn waxaadna markaad dhex timaado aad soo xasuusanaysaa xiligii dawladii dhex e ee dalka ay jirtay sida magaalada ay u dagan tahay dadkuna ay isku dhex marayaan iyadoon dhib ka jirin.
Magaalada caabudwaaq waxaa ka jira hurumar ganacsi kaasoo la dhihi karo waxaa uu maanta marayaa meeshii ugu sareeysay abid waxaana maanta aan soo sawirnay shirkad ka mid ah shirkadaha ganacsiga ee ka shaqeeya degmada caabudwaaq shirkadasoo ah TAWFIIQ .
Tawfiiq General Trading waxaa ay iskugu irtaa qaybo badan waxaana ay ka ganacsataa Dharka Jumlada Bagaashka iyo Raashinka waxaana magaalada ay ku leedahay 12 baraanji kuwasoo ku kala yaala xaafadah magaalada Caabudwaaq.
Madaxa shirkada Tawfiiq General Trading Shiiq liibaan xaaji max’uud ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay hurumarka shirkadiisa waxaana uu badbaadonet u sheegay in uu jiro xawlo ganacsi islamarkaasna ay ku xiran yihiin Dubai ilaa jaban ganacsigooda waxaana uu intaas ku daray in ay jecel yihiin in ay sii balaariyaan xawligooda ganacsi tasoo uu shiiq liibaan ku sheegay in ay tahay hurumar aay gaartay shirkada Tawfiiq General Trading Abudwak.
Ma ahan shirkadaan kailiya shirkadaha magaalada ka shaqeeya ee waxaa ira ku dhawad 20 shirkadood oo sidaan oo kale ganacsi hurumarleh uga wada gudaha magaalada caabudwaaq waxaaa shirkadahaas ganacsigooda uu intabadan ku xiran yahay wadanka dibadiisa.
Hanaanka hurumarineed ee ganacsi ee haatan kasoo ifbaxaya gudaha magaalada caabudwaaq ayaa ah mid imaanaya xili qurbo joogta u dhalatay degmada caabudwaaq ay lacago xoogleh galiyeen ganacsiga magaalada taasoo ay uga gol leeyihiin in ay maal gashtan dhulkooda hooyo sidii uu horayna u yiri abwanku “waa lama huraan dhulkaaga hooyo”.
Iskusoo wada duub duuboo waxaa jira tartan dhanka ganacasiga ah kassoo ka dhex muuqda degmada caabudwaaq waxaadna markii aad dhex qaado goobaha ganacsiga aad ku arkeysaa xamaasada ganacsiga ee ka socota sidoo kale waxaad magaalada ku dhex arkasyaa dhismayaal dheedheer oo qaarkood ay yihiin dabaqyo oo laga dhisayo magaalada kuwasoo ay dhisanayaan qaar ka tirsan shirkadaha ganacsiga.
Waxaa kaloo xusid mudan in ayana wax laga sheego hamiga qaarka mid ah ganacsatada nagaalada kuwasoo wada qorshayaan ganacsi ay ku doonayaan in ay magaalada ka hirgalilyaan warashado sida warshada cabitaanka warshada joodariyasha iyo sidoo kale warshado yar yar oo kale kuwasoo sii tayayn lahaa hurmarka ganacsiga gobolka.
Ugu danbeeyntii dadka ka faalooda ganacsiga magaalada ayaa waxaa ay ku tilmaameen sanad kadib hadii la noolaado in ganacsiga magaalada caabudwaaq oo noqon karo mid laba jibaarma.
Max’ed C/laai Dayuurad Caabudwaaq Barnaamijka Ganacsiga

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Hows the business progress of Caabudwaaq- Warbixin & PIC

Postby grandpakhalif » Sun Jul 31, 2011 12:08 pm

Mashallah, I heard the city is working on a new parliament for governing officials ruun miya?

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12573
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Hows the business progress of Caabudwaaq- Warbixin & PIC

Postby XimanJaale » Sun Jul 31, 2011 12:15 pm

Mashallah, I heard the city is working on a new parliament for governing officials ruun miya?
The city is building many stuff, from business buildings to government buildings. :up: :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests