Listen lionheart , waxan wax laysku qabsan karo maba aha. Adigu bal laakin , ii maad sheegin weli reerka ku abti ah, oo waad baqaday oo waxaad tidhi " If i tell you that , everybody would know who I am".
Anyways anigu nin baqda ma ihi.
Isaaq waan ahay, the only darood I ever stood for and would protect , besides whoever I may marry , is my Naleeye axmad reer abti, darood kale wax igama gelin. I respect them though, like I respect hawiye or anybody else.
Now between muslim and atheist. I am muslim , but if sombody is atheist , that's his choice not mine . In a society I believe he's got a right to express himself without being reprimanded. To the extent of my knowledge , wuxu ku khaldan yahay waan uu sheegi , laakiin haddu igu diido, dee Ilaahay ba xor ka dhigay , isgana abuuray , isaguna ku noqon doona. Allah is ultimate power saxib , all the people on Earth could have been muslim if that was His design and intention. Marka aniga waxani waa siro iga weyn, iskumana wareeriyo.
Now last question is strictly NONE of your business, because khamri la cabo , xiita hadaan cabo weligey ku maan faanin .
Adigu bal waayee , ayaa ku dhalay?
