Postby afisoone » Sun Aug 21, 2011 4:33 pm
Waa runtiis Qabyaalad wax ma dhisto. Laakiin Sidoo kale dowladiisii hore waxma dhisin. Democracy iyo kitaab quran ah la iskuma hor wadi karo. Waa run Qabyaalada asalkeeda waa diin la' aan. Dowladii uu madaxda ka ahaa waxey copy british government style. It did not work before and it will never work again. The solution is Islam period.
Anyway good speech... Remember he was former Italian colonial employee...