Moderator: Moderators


I am not Jambeel konbe. I am Waceysle koombe Who are you Xamud???I know who was, he is my granpas second cousin...I just thought I heard he lives in Saudi Arabia or something.
how are you related to him?
Afisooni is Jambeel konbee, I know who he is, his reer abti are MJ-Reer Bicidyahan.

this dude cracks me upHes bluffing, he is Jambeel kombee
Afisoone who I am is none of your concern, I will see you at the next family gathering, just do us all a favour and leave your neighbours cat at home next time....mahaa reer magaalnimo in aad bisad uso wadiid dinnerka.


geri koombeWaryaada don't diss Geri Koombe, the kings of jigjiga and the offspring of Axmed Gurey
Xamud watch or afisoone will dedicate topics to youLaangaab waxaa ah ninka gawaarida madaxda Puntland dhaqo oo halkaas madaxtinimo ka radiyo...I think you know who I am mean afisoone. I ride the big trucks you wash them.![]()
he made one for me calling me laangaab

Truckga lacanka Puntland ma suran. Yaa!! Why Laangaab kasto uu u wataa calanka Puntland. Why not laandheerayaasha?.Laangaab waxaa ah ninka gawaarida madaxda Puntland dhaqo oo halkaas madaxtinimo ka radiyo...I think you know who I am mean afisoone. I ride the big trucks you wash them.
Truckga lacanka Puntland ma suran. Yaa!! Why Laangaab kasto uu u wataa calanka Puntland. Why not laandheerayaasha?.Laangaab waxaa ah ninka gawaarida madaxda Puntland dhaqo oo halkaas madaxtinimo ka radiyo...I think you know who I am mean afisoone. I ride the big trucks you wash them.
Aniga waxaan ahay Waceysle Koombe. Rag lagu yaqaan inee been naftooda u sheegin ayaa nahnay. Calanka Somaliland hadaa gaariga kusoo xirto waan awoodaa. Laakiin maxaa nafteyda beenta ugu sheega sida laangaabyada Puntland. Meel aan wax ka ahay ayaan calankeeda qaataa. That is me...


Illeen dadka wax kama taqaanid. War ninku waa sheegato. Aduunkaas Cumar Maxamuud Ah. Waa sheegato wah!Doqon Ali Hussein(the man behind ku dayo Puntland) is Omar Mahamud...and last I checked they had atleast two minister posts?...isa so adkee saxiib, and si hi to the family for me saciidow.
I dont know what the hell you are on tonight but, the dude is Mahamed Cumar,waana juffo cumar mahamud ah.Illeen dadka wax kama taqaanid. War ninku waa sheegato. Aduunkaas Cumar Maxamuud Ah. Waa sheegato wah!Doqon Ali Hussein(the man behind ku dayo Puntland) is Omar Mahamud...and last I checked they had atleast two minister posts?...isa so adkee saxiib, and si hi to the family for me saciidow.
Ninkasto wuxuu ku leeyahay. Majeerteen ayaan ahay. Yaa katahay. Cumar Maxamuud. Yaa kasii tahay Reer dahir. Hada reer dahir yee galaan neh. Waligey ma maqli Cumar Maxamuud Reer dahir la dhaho.


Return to “Politics - Puntland”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests