somalida xamar jogta wa eber aan dhiig iyo dareen lahen bal firiya waxey ogaladen in wadankena lagu sameyo saxibyaal waxan ma somalinimo miya mise anaga hadalkenu iska batay oo waxba madhamno africanka kale?
war wax ikiciyay makin wayay xolaha flarta wata oo gabdhahoda lagu garacayo hortoda?
hadey xata qabiil xog lahen ey kadhalatay ma somalinimo ayey wax ugu qaban wayen intu gaalka futada cad kubashalayo gabdhahena.
sayidka hadalkisa run buu aha marku yiri kuwa xamar joga slavery bey udhawayen hadunan sayidka badiyaha rag culus kakenin lahen.
layab waxa ikiciyay makukici wayen i don't care hadu filinyahay xata becouse we are muslim first and second somali dhiig kulul.
war kuwi waxan hore u arkay bal info isiya thankx





