Haa shibta roon lakiin turjuban si sax ah uma gudbin karo, war is not only about this day to day people aa mesha arka.Ama shib dhaha ama af somali ku hadla preferably the one ciyaal warta speaks, kasoo kale turjuban loma heleee.You think translators in eey qabin? Some people shib in ey iska dhahan ayaa u fiicanBal maxa idiin diiday ina Somali ku hadashiin marka wax yaba qaar ka hadleeysaan, ceebtena astura!!!
Haye maxaan weydiisan karna CiyaalW in oo af Somaligiisa na baro then maxaan qabna a secret lang.





