Edited version:
Natiijooyinka doorashooyinkii golaha deegaanka Norway ayaa la shaaciyay, waxaana ku guuleystay doorashooyinka golaha deegaanka caasimadda Oslo xisbiga loo yaqaan Høyre, iyadoona xisbiga shaqaalaha uu galay kaalinta labaad.
Xisbiga Shaqaalaha oo ay u sharaxnaayeen sadex soomaali ah ayaa golaha deegaanka ka helay 20-kursi, waxaana 11 ka mid ah ay yihiin ajaanib.
Sadexdii musharax ee ugu cad-cadaa soomaalida ayaa galay Golaha Deegaanka, waxaana ay kala yihiin Baashe Muuse (Isaaq), Faadumo Madar (Isaq) iyo Ubax C/Qaadir (Darod).
[youtube]g1_MXpiql8s&feature=player_embedded#![/youtube]





