Waan heesaa as in singing in its normal way or she sings on "
the mic"?
Haddey microphone horay ugu soo heesi jirtay then meesha waxba ma yaaliin, kabahaaga la carar.
Ii baashaal, abti. Spent way more time on the net today so I've to do some other work ee waa inoo mar dambe hadduu Alle idmo.

Dabcan waxaay ka waday inaay raali gelinta ragga ku fiicantahay oo aay xataa MIC taqaano

There is no surprise element when women know everything walaahi
Guur aa? Kaasi waa ka soo daalay. Africa ayaan u socdaa bisha soo socoto , saddex baan soo aroosayaa meeshana ugu soo tagayaa.
Hablaha somalinet; si deg deg ah u guursáda (waa hadaanan weli laidin alkumanine) waayo soomaalida waxaay tiraahdaa gabar baartay garoob baa ka roon
