Moderators: Moderators, Junior Moderators


lol i thought iney ka yartay! koley adika eka khibrad badan arntan.
ma aqaano.

baga!

intaa wahan isku elieyey iney Queen Araweelo ela diririnbaga!![]()
waa lagu sugayna ugu sii dar.


Aniga iyo Queenba baryahan xaga kale baanu usii yara jedsanay e miyaadan ogayn.

Suldaan dhinac walba inaanu tuubo yaroo lagu dhuuqo gashano mayna ahayn.Aniga iyo Queenba baryahan xaga kale baanu usii yara jedsanay e miyaadan ogayn.
![]()
![]()
ma adiguna? war ninyaho private ka nagee, wah fi'an madan sheegine

Ma taas baa da yar? She looks 35plusDawlada Itoobiya Oo La Sheegay Inay Inay Xabsiga U Taxaabtay Fanaanada Da’da Yar Ee Nimco Dareen Iyo Waxa Lagu Eedeeyay







Ileey was behind her arrest i am hearing![]()
![]()

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 13 guests