Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Heesta Calanyohow Hadhicin (Original Version)

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Heesta Calanyohow Hadhicin (Original Version)

Postby Cumar-Labasuul » Thu Oct 20, 2011 4:12 pm

Calanyahow ha dhicin, ha dheeliyin
waligaa dhisnoow :sland: :sland: :sland: :up: :up:

User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Heesta Calanyohow Hadhicin (Original Version)

Postby Knight of Wisdom » Thu Oct 20, 2011 4:13 pm

Here is the Original Song. Waxaa ku luuqaynya kooxda xoogii dalka 1968. :som:

The song was stolen by Somalidiidka. :lol: :lol:

[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]

Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Heesta Calanyohow Hadhicin (Original Version)

Postby Cumar-Labasuul » Thu Oct 20, 2011 4:17 pm

Postby Cumar-Labasuul » Thu Oct 20, 2011 4:18 pm

SOMALILAND flag on top of the tallest mountain in the world

Image

:sland: :sland: :sland:

User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15173
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: Heesta Calanyohow Hadhicin (Original Version)

Postby ZubeirAwal » Thu Oct 20, 2011 4:19 pm

war kow, heesta wasn't stolen, what was the morale and the purpose of this thread?
dowlada Somaliland is the most powerful somali nation today, with America attacking the civilian population of somalia killing 27 today ,and millions of somali's fleeing to refugee camps, and terrorists who enforce their own islam on maskiins, and kenya invading somalia
i'd rather let another country use my port then any of that happening to me, jheeze.
Calanyahow ha dhicin, ha dheeliyin
waligaa dhisnoow :sland: :sland: :sland: :up: :up:
[youtube]sk49EReh1IQ[/youtube]

Postby Knight of Wisdom » Thu Oct 20, 2011 4:25 pm

[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]
[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]
[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]
[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]
[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]
[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]
[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]
[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]
[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]
[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]
[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]
[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]
[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]
[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]
[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]
[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]
[youtube]1FtNTL7wC7c&feature=related[/youtube]

Here is the Original Song. Waxaa ku luuqaynya kooxda xoogii dalka 1968. :som:

The song was stolen by Somalidiidka. :lol: :lol:

User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Heesta Calanyohow Hadhicin (Original Version)

Postby Knight of Wisdom » Thu Oct 20, 2011 4:31 pm

Suugaanta Loo Sameeyey Calankeena Sharafta Leh Iyo Keydka Qaranka Ee Radio Muqdisho(Dhageyso)
Published on October 12, 2011 by Jayte · 6 Comments · 4,430 views

Image

Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 12ka Octobar waa maalin ku weyn guud ahaanba Shacbiga Soomaaliyeed waa maalintii la unkay Calankeena Sharfa Leh waxaana aqristayaasha radiomuqdisho.net horey ugu soo gudbinay Qoraallo ama Barnaamijyo maqal ah oo aynu kaga hadleynay qiimaha maalintan ay inoo leedahay.

Markii hadaba barnaamijyadaasi aan Bogga soo gelinay ayaa inta badan dhageystayaasha waxa ay inaga dalbadeen inaan usoo gudbino ama Bogga radiomuqdisho.net soo gelino heesaha ama suugaanta Sharafta uu Calanka inoo leeyahay looga hadlayo ayadoo inta badanna si gaar ah uu dalabka aqristayaashu ugu badnaa heesta gunaanudka u aheyd mid ka mid ah Barnaamijyada aan kasoo xulnay Keydka Qaranka.

Hadaba anaga oo tixgelineyna Codsigiina ayaa waxaa aan keydka Radio Muqdisho idinkaga soo xulnay qeyb ka mid ah Suugaanta Calankeena loo Sameeyey maadaama uu Radio Muqdisho yahay raadiye u dhaxeeya guud ahaanba Shacbiga Soomaaliyeed islamarkaana qof walba oo Soomaali ah uu xaq u leeyahay wuxuu doono in uu ka helo waa hadii aanay Qarannimada, Jiritaanka,Sharafka iyo Midnimada Umaddu wax u dhimeyn ayadoo intaa oo dhan ay hormuud u yihiin marka ilaalinta laga hadlayo Diinteena Suuban iyo Dhaqankeena soo jireenka ah.

Heesta ugu horeysa ee aan idiin soo xulnay waa heesta uu dalabkiina u badnaa oo Barnaamijka maanta aad dhageysateen gunaanudka u ah ee Qaasim Hilowle Ku Luqeynayo Rabi Naxariistii jano hasiiyee.

Heesta Koobaad:- Magaca Heesta Waa Calanka, waxaa ku luqeynaya Qaasim Hilowle,Ereyadana waxaa iska leh Abwaan Maxamed Nuur Shareeco, Laxankeedana waxaa iska leh Isla Qaasim Hilowle.

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysatid Heesta Calanka oo ah Heesta Koobaad ee Aan Heesaha Calanka idinkaga soo xulnay

Heesta Labaad:- Magaca Heestu Waa Calanyahow Ha Dhicin waxaana ku luqeynaya Kooxdii Xoogga Dalka waxaana Keyda Qaranka ay soo gashay sanadkii 1969kii.

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysatid Heesta Labaad Oo Ah Heesta Calanyahow Ha Dhicin

Heesta Seddexaad:-Magaca Heestu Waa Calan Yaa Leh waxaana wadajir ugu Luqeynaya Cumar Dhuulle Cali Rabi Naxariistii Jano Hasiiyee iyo Fanaanada Hibo Nuura,ereyada Iyo Musiga Heestan Waxaa Iska Leh Cumar Dhuule waxaana Keydka Qaranka ee Radio Muqdisho ay soo gashay 26-06-1968

Riix Halkan Si Aad U Dhageysato Heesta Seddexaad Oo Ah Heesta Calan Yaa Leh

Heesta Afaraad:-Magaca Heestu Waa Calan Buluglaw waxaana ku luqeynaya Maxamed C/laahi Gujis ayadoo ay La Jiibinayaan Hobolada Waaberi,ereyada iyo Laxankaba Waa isla Maxamed C/laahi Gujis.

Riix Halkan Si Aad U Dhageysato Heesta Afaraad Oo Ah Calan Buluglow

Heesta Shanaad:- Magaca Heestu waa Calanka waxaana ku luqeyneysa Maryan Mursal Ciise Bootaan.

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Heesta Shanaad Oo Ah Heesta Magaceedu Yahay Calanka

Heesta Lixaad:-Magaca Heestu Waa Calanka Waxaana Ku luqeynaya Baashi Maxamuud Macalin Miraha iyo Muxigana waxaa iska leh isla Baashi Maxamuud Macalin

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Heesta Lixaad Oo Halkudhigeedu Yahay Calanka

Magaca Gabaygu Waa Calanyahow waxaana Codkiisa nagusoo gaarsiinaya Gabyaaga Cali Xuseen Xirsi waxaana keydka Qaranka uu soo galay 1965Kii.

Riix Halkan Si Aad U Dhageysato Gabayga Calanyahow

Xusuusin.

Waxaa Xusid Mudan in Suugaanta lagu muujinayo Qiimaha,Sharafta iyo Maamuuska Calankeena inaysan intaan ku koobneyn oo ay tiro badan yihiin balse intii aan kari karnay aan sameynay dalabkiina kadib.

User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15173
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: Heesta Calanyohow Hadhicin (Original Version)

Postby ZubeirAwal » Thu Oct 20, 2011 4:40 pm

21st october, the clean the uskag day in Somaliland, al nadaafatu imaan :lol:
Image
Image
Image
Image

shows how much we care about your failed state that want us to stick to :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 25 guests