Moderator: Moderators



Ayuub Isago Xaafade ayo uu Badanyahay?Hargeysa xaafadaheda ayey degenyihin xaafadkasta wa ay degan yihin lakin meel u gaar ah ma degana hargeysa ama gobolka maroodi-jeex.......
dad is urursaday maaha oo meel wada degey............


Haa Waxey Ka Mid Yahiin 8aa Isaaq DhalayOne quetion i been meaning to ask is toljeclo ma jilib gooni ah baa?



Isha boorame waa ayaublandAyuub Isago Xaafade ayo uu Badanyahay?Hargeysa xaafadaheda ayey degenyihin xaafadkasta wa ay degan yihin lakin meel u gaar ah ma degana hargeysa ama gobolka maroodi-jeex.......
dad is urursaday maaha oo meel wada degey............


In order for our nation to move forward we need to follow the Toljeclo movement..dad is urursaday maaha oo meel wada degey............

GadhYogol Xagey Ku Taal inader? Mida kale Allaybaday waa Sacad Muse Degaan Laakin Miyay la Degaan?They don't have the numbers to call a xaafad their own,laakiin marka magalada laga baxo
from Gadh yYagol ilaa Alleybadey wey dagaan

Intu ba waa Sacad Muse degaan,laakiin Toljeclena wey la degaanGadhYogol Xagey Ku Taal inader? Mida kale Allaybaday waa Sacad Muse Degaan Laakin Miyay la Degaan?They don't have the numbers to call a xaafad their own,laakiin marka magalada laga baxo
from Gadh yYagol ilaa Alleybadey wey dagaan
GadhkaYogolka way iga fog tahay godobta taallaa dheh
Gadhweyn oo halkiinnaa degtaan gelin la seexdeen dheh :



Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 10 guests