[youtube]dzpDo_QH7FU&feature=player_embedded#![/youtube]
Moderators: Moderators, Junior Moderators






Abakar20 suaalmy sheikh, sh usuuli![]()
he is the biggest somali faqeeh we got around today. he even wrote an entire fiqh volume in arabic, xafidahullah

waad mahadsan tahay, xaqiiqdii xoogaa aad sidaa u badneeyn ayaan ka dhageystay shiikhan sacuudiyaanka ah. of course waa uu sheegayaa inay al shabaab qaldan yihiin oo ay Diin islaam shaqo ku laheeyn. taana waa mid dadka intiisa baddan ay aamisan yihiin in al shabaab ay yihiin shayaadiin dhiiga umadda ku daadiya xaqdaro.Sheekhan Sacuudiga dhageyso kadibna fikradaadaa dhiib. Waa inaad Sacuudiyiinta raali gelisaa.![]()
[youtube]dzpDo_QH7FU&feature=player_embedded#![/youtube]
Dotoore, anakonda isn't abeeso. Anaconda isn't found in Africa. You probably meant the Somali puff adder (Bitis arietans somalica*), a venomous snake:al shabaab WAA ANAKONDA ama ABEESO la koriyey ka dibna fakatay.


Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Ah12, Bing [Bot], nnjrewzas112 and 94 guests