Moderators: Moderators, Junior Moderators

What's a Kabadh ain't that a cabinet

iga duruq..Ok! what's a jag then

Here is a few pointers for you in your lingo: Anagana waa yaabanahnay.... Somaliga ha la isla riixo...
Haday Gabadhaydii ku dhahaan----- Miduu dhalay maa'hee tuu qabay waaye
Hadaad dhahid gabadhaadii baan kaa soo doonay... waa lagu dilaaa
Haday ku dhahaan soo dhacyeey ---- waxba ma soo dhIcin ee jaad lee Imaaday..
Haday ku dhahaan gambo…. Ha ganban… Kuumi leewaayeee
Dhulkii baan qabaynaa… wax la qabanaayo mijiraan waa safar lee aadaynaa waaye
Haday dhahaan budh budh budh… ha u malay BURkii la cunaayay… Qori weyn waaye oo dadka ku tumaan
Karaacin karaacin haday dhaahaan….. qoobka ariga waaye oo maraq laga sameeyay
Bigays bigays bigays hadaad maqshid…. Shaah ranji leewaaye

Just in case you ever end up north of Bosaaso

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 96 guests