Postby hargaysaay » Sat Dec 17, 2011 12:38 pm
niyaw filmkan wuxuu iila eegyahay filmkii mean girls reer gebileyiyo reer dilla laba gabdhood oo yar yar oo isku qooqaya ayay u dhaqmayaan
waar dad baa 100 malin iska dila iyadoon dawladna soo dhex gelin iska heshiiya kuwana 2 qof bay iska dileen mudaharaadana wey abaabulaay
cadaalad daro ayaa jirta oo dad aan waxba galabsan ayaa qabiil kay yihiin lagu dilay
reer boorama siyaasiyinn baa laga xidhay markoodii wey yara mudaharaadeen reer gebileyna haday is yara kala bixinayaan iska at least they are showing what is in their chest
somaliland iyo somalia ba waxa waxan ka badbaadin karaa waa shareecada islaamka ee dalka kitaabka quraanka ha lagu xukumo