Isaaqu waligood waa ka adkaayeen Daaroodka" Cabdi Waraabe
Odayga Asaasaqa ah ee Ina Waraabe hadalka uu sheegay ma runbaa
Odayga ugu weyn Jabahada SNM Cabdi Waraabe ayaa isaga oo waraysi siinaya Telefishanka afka Carabiga ku hadla ee Aljazeera waxa uu sheegay In Beesha Isaaqu yihiin geesiyada Soomaliyeed waligoodna ay ka adkaan jireen Daaroodka hoos ka daawo waraysigan oo muuqaal ah iyo dugsiga Caruurtu ka barato Qabyaalada iyo nacaybka.
source Allsanaag
Haaji Abdikarim waraabe tells Aljazeera that isaaq defeated Daroods now all the darood websites are angry and insulting the great elder haaji abdikarim waraabe.




