Moderators: Moderators, Junior Moderators

War ninyohow neef geela kuuroone inta aan thread aan wax badan kasoofakarayay sooqortay ayay iiga dheeleen caruurtaani. waa wax aan astajo lugu dhalin.ma neef geela lagaa dilay sxb adiga saan u qiiroonayee?

Xalay baan inta qortay katagay. Markaas baan saakay imid ada oo 32 cay ay kuqoreen. Xalay oo dhan ayay sidii laba dumara isku caynayeen. bal Miyaanay shaqo lahayn toloow?War ninyohow neef geela kuuroone inta aan thread aan wax badan kasoofakarayay sooqortay ayay iiga dheeleen caruurtaani. waa wax aan astajo lugu dhalin.ma neef geela lagaa dilay sxb adiga saan u qiiroonayee?![]()
maad kuwa kaaga ciyaaray message u dirtid oo dhahtid iga wareejiya?

There are proper ways to report abuse. This is not one of them.Threadkeygii fiicnaa ee " Why Somali Girls are Also late on a Date" waxaa derail gareeyaya labadan doqon ee twist and ahmed boqor. meeshii oo dhan ban iyo xaar bey kala daaleen. Waxaan doonayaah in waxa ay qoreen oo dhan la iiga tirtiro. Sidaa mala ii samayn karaah?

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 12 guests