Shiikhunaa, taas (the highlighted part) one of the main jobs of being shaxaarinimo ay ka soo horjeedaa sow maaha?Sideen u dhalan rogey? He is Mowlaana shaxaari. Aniga dugsigiisa ayaan ka qalanjebiyey ( i was his kabiir). Marka cadeey waxaa loogu yaqaaney sheikh murjaan, shito ma daare, shiirey ma koodiye, naag shuun leh ma shibiyeLamgoodle,hilarious xarfan, but i can barely hear what the female is saying. waxne maiga samenin aboow ee Twist aa dhalan rogtay. Bal woxo qoroyo fiiri maantey .




