Postby Lillaahiya » Tue Jan 17, 2012 1:37 am
Back in my fudeed days, use to chew like wax waalan. Bahal garaabo ah oo intaas le'eg baan u fadhisan jiree ayaan walba. Habeenki igu horeysay, afki iyo hungurigi ba i gogo'ay. Inleen si fiican maan calaalin oo weliba qoriyihi liqay. Maraq cad iyo rooti mooyan, laba wiig wax kale maanan cunin. Maalintan qayilow, intaan canjalad qarami ah shido baan inlaa salatul subax marfiishka dhex joogay. Alla marqaanku macaana. Waan iska daayey marku ilkahi igu soo daateyn oo indhahi cadaanki ka tagayn. Walle marka la yar yahay wax walba wey kulaa wanaagsan tahay.