kaato seed, i think seed means 7 or something. Jago buldhuq agteedawaryaa kurki ma reer Djibouti baad tahay? kalmada Diimis umaas ayaan ka maqli jiray.![]()
Ma Q2 dee baad ka soo maqashay
iga raali ahaada sxbda reer jabuti laalkin meeshu waa meel khariban runtii.




