War de niyow , meel walba ' sakhrad iyo qaad " ayuun bu ila daba taagan yahay .
Xaguu iga sawiray ?
Adiga qudhadaadu udun , sheekooyin aan hore lo maqal baa iska soo aliftaa e , miyaan wax ku idhi anigu ?
Anigu gar darada ma aqaan .
Nin weyn oo oday ah oo sharaf leh haddaad bitch ugu yeedho, waxba lamaad hadhin ogow!
Mida labaad dee haddaad saqrad iyo qaad ka xanaaqdo, dee waagaa kugu beryey. Meeshan cyperspace wax la yiri yaanay ku dhibin, lana soco oo dee ragga qaar baa laga leexdaa, khaasatan haddii lagu garanyo


, de anigu haddaanan is hubin , sow is maan qariyeen ?
Midda labaad , qof walba da'diisa iyo sharaftiisa waxa loogu raaca internet, qoraaladiisa .
Ta ugu danbaysa na waxa weeye , qof wuxu yahay aanad ogayn , haddaad waxaad rabto iska ga sheegto , de waa la iska ka celinaya , gardaradu na kugu so baxaysa.
Marka hadal iyo dhamaanti , waxaad ka cabanayso iyo waxaad ku dhaqmayso waa iney is yeeshaan
Oh the last point , aniga meeshan waxaan adiga ahayn oo i yaqaan ma jire , maxaad i leedahay ?

Ma hanjabaad yara hagoogan ba ?