Waxhagaaji baa is iri laakiin dee haddaad kusii adkaysatay, waa ka hadhay., de anigu haddaanan is hubin , sow is maan qariyeen ?
Midda labaad , qof walba da'diisa iyo sharaftiisa waxa loogu raaca internet, qoraaladiisa .
Ta ugu danbaysa na waxa weeye , qof wuxu yahay aanad ogayn , haddaad waxaad rabto iska ga sheegto , de waa la iska ka celinaya , gardaradu na kugu so baxaysa.
Marka hadal iyo dhamaanti , waxaad ka cabanayso iyo waxaad ku dhaqmayso waa iney is yeeshaan![]()




