Mudug Governor Mohamed Yusuf Jama Tigey Orders Security Overhaul: No More Fake Galmudug State To Cause Insecurity.


War Deg-deg ah: weerar khasaare gaystay oo lagu qaaday Hotel Embasy ee Koonfurta Gaalkacyo.
Posted by Pi Gr2 on February 10th, 2012
Weerar Khasaare gaystay ayaa daqiiqado ka hor lagu qaaday Hotel Embasy ee Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.Koox hubaysan oo ka soo jeeda Woqooyiga Magaalada Gaalkacyo ayaa goor dhawayd weerar ku qaaday Hotel Embasy ee Magaalada Gaalkacyo waxayna wararku tilmaamayaan weerarkaasi in uu ka dhashay dhimashada 1 qof iyo dhaawaca in kabadan 1 ruuc.
Weerarka Kooxdani wuxuu daba socday weerar Koox dablay ah oo Koonfurta Gaalkacyo ka soo jeeday ay habeenimadii xalay ahayd ku qaadeen Gaari ku safrayay Deegaanka Caduunka ah ee Duleedka Gaalkacyo halkaas oo ay ku dhinteen 2 ruux dhaawacyana ay ka dhasheen.
http://puntlandi.com/?p=26625







