Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Shabab commander: By Allah Mujaahidiinta HG defeated America

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Shabab commander: By Allah Mujaahidiinta HG defeated America

Postby AhlulbaytSoldier » Sat Feb 25, 2012 11:02 am

Dr.Xanafi ““ Wallaahi Waan guuleysanay Cadawgii ugu xooganaa ee Somaaliya kusoo quulay Qabiilka Habar Gidir ayaa Afka Ciidda udaray anagoo oo ..” Warbixin.

Saturday, 25 February 2012 12:06
Editor
Hits: 244

E-mail
Print
PDF

amiirnuur.comAqoonyahanada Soomaaliyeed iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa soo dhaweeyay go’aanda ay hogaanka mujaahidiinta Xarakada qaadanayaan xiliyada dagaalada lagula jiro cadawga.


Khidadaha dagaal ee ah in cadawga loo baneeyo magaalooyinka marka uu soo weeraro ayaa xambaarsan macna weyn iyo xirfad dagaal sababtoo ah cadawga quwadda nidaamiga ah leh wuxuu doonayaa in uu soo afjaro awoodda mujaahidiinta ama uu tirtiro balse mujaahidiinta khidad ka khatar badan ayuu Alle waafajiyay.

Dr,Xanafi oo kamid ah dhaqaatiirta ugu caansan Koonfurta Somaaliya wuxuu kamid yahay aqoonyahanka Soomaaliyeed ee qeybta ka ah dagaalka dalka lagu difaacayo.



Dr-ka oo Kumanaan shacab Muslimiin ah kula hadlay duleedka Muqdisho ayaa ka taariikheeyay duulaanadii fashilmay oo ay gaalada caalamka kusoo qaadeen dalka Muslimka Soomaaliya.

Insixaabkii Taaktiikiga ahaa ee Baydhabo dhawaan ka dhacay ayuu ku tilmaamay arrin muhiim ah “Wallaahi waan guuleysanay Shabaabow ogaada in mar walba oo cariirigu bato ay guusha alle soo dhawdahay sidii cadawgu nalarabay iyo sida wax naqdeen iskuma dhawa, Itoobiya oo Macaash doon ah oo shirka London lacag ka rabta waxay iskusoo lug goysay Baydhabo oo maxay faa’iiday Hal Mujaahid maysan dilin hanti mujaahidiintu leeyihiina ma aysan helin”ayuu yiri Dr.xanafi.

Aqoonyahankan wuxuu isbarbar dhig ku sameeyeen dagaalkii ay Soomaalidu lagashay shisheeyihii Mareykanka ee sagaashameeyadii kusoo duulay shacabka magaalada Muqdisho.

Wuxuu sheegay in cadawga ka dhaqaala badan,kana tira iyo hub wanaagsan ay Soomaaliya kusoo duuleen sagaashameeyadii islamarkaana iyagoo jabay ay Muqdisho isaga carareen.

Wallaahi Waan guuleysanay Cadawgii ugu xooganaa ee Somaaliya kusoo quulay Qabiilka Habar Gidir ayaa Afka Ciidda udaray oo waad ogeedeen sidii ay Muqdisho ugui jebiyeen anagoo oo Mujaahidiin miyaa u daaheyna in aan cadawga iska celino maya maya”ayuu warkiisa sii raaciyay Dr.xanafi.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay dadka Barakicinta lagu hayo iyo kuwa Barakacaya ee dib ugu laabanaya magaalada Muqdisho oo gacanta ugu jirta cadawga shisheeye ee soo duulay.

Dadka qaar wuxuu ku tilmaamay Munaafiqiin dhulka sharciga Alle looga dhaqmo ka jeclaystay AMISOM iyo meelaha Kufriga daadsanyahay.

Shacab badan ayaa soo dhaweeyay kalimadda uu jeediyay Dr.Xanafi waxayna aheyd kalimad dhab ka hadal ah oo taabanaysay xaaladda dalka Soomaaliya ku jiro iyo sida ay shacabka Soomaaliyeed uga adagyihiin cadaw walba oo kusoo duula.

Warfaa Kheyr Doon
AmiirNuur Media
Muqdisho

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: mahor and 42 guests