Raaso : Dagaal Xoogan oy Ku dhinteen 75 qof Iyo 120 Dhaawac
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Raaso : Dagaal Xoogan oy Ku dhinteen 75 qof Iyo 120 Dhaawac ah.
(OTP)- Dagaal Xoogaan oo u dhaxeeya Labba Jilib oo ka soo Jeeda Beesha Sheekhaal ayaa ka socda Degmadda Raaso, Dagaalkan ayaa la sheegay in Labadda Jilib kala Yihin Jillib Deegaanka horey u sii deggana Ogaadeeniya Iyo Jilib ah Jilibkii Ururka Al-Islaax uu soo raray kana Keenay Deegaanka Soomaaliya.
Dagaalkan ayaa gaystay Khasaare Xoogaan isla markaasna la sheegaya In dhimashadiisu kor u dhaafayso 75 qof isla markaasna dhaawacu yahay 120 qof.
Maamulka Kililka ayaa la sheegay Inuu haatan arrintan galay isla markaasna la qabanayo Shir beelleed ku saabsan arrintaan, waxaana la sheegay in Labadda Jilib mid ka mid ah uu horey Deegaanka ooga guuray isla markaasna sheegtay Inuu ka soo Jeedo Asal ahaan Oromo oo haatan Dhanka Deegaanka Oromadda uu degganaa mudooyinkii oogu danbaysay.
Ogadentoday
Addis Ababa.

- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Raaso : Dagaal Xoogan oy Ku dhinteen 75 qof Iyo 120 Dhaa
Allah kala qabojiyo. ina aadan, they are your rer abti right?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Raaso : Dagaal Xoogan oy Ku dhinteen 75 qof Iyo 120 Dhaa
The curse of cali wanag iyo adan kheyr.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Raaso : Dagaal Xoogan oy Ku dhinteen 75 qof Iyo 120 Dhaa
Hyper
Maya inader, lakin waa rer aan jeclahay.
shekhashti wataa tagoo, laso celinmaayo e, ninkii ka cadheyay baan cadab uga yabaya.,,,wa hestii anu u qaadnay markay dhagaxbuur ka gureen.
Maya inader, lakin waa rer aan jeclahay.
shekhashti wataa tagoo, laso celinmaayo e, ninkii ka cadheyay baan cadab uga yabaya.,,,wa hestii anu u qaadnay markay dhagaxbuur ka gureen.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1863
- Joined: Tue Jul 21, 2009 5:57 am
- Location: "telling me I am getting dignity by linking myself to Harar?" Wise Words of a Busted poor Sheegatto!
Re: Raaso : Dagaal Xoogan oy Ku dhinteen 75 qof Iyo 120 Dhaa
Sheekhaash claimed Oromo-Hawiya and stole oromo-arsi lands;
sheekhaash claimed arab-somali and stole somali lands!
sheekhal tried to steal each other ... clashed and bite the dust
Down with eternal sheegattos! one day oromo, the other day somali and the other day arab
Arsi-Oromo should exclude these sheegattos
B.
sheekhaash claimed arab-somali and stole somali lands!
sheekhal tried to steal each other ... clashed and bite the dust

Down with eternal sheegattos! one day oromo, the other day somali and the other day arab

Arsi-Oromo should exclude these sheegattos

B.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Raaso : Dagaal Xoogan oy Ku dhinteen 75 qof Iyo 120 Dhaa
I did not know a qoti like you will know this much.bareento wrote:Sheekhaash claimed Oromo-Hawiya and stole oromo-arsi lands;
sheekhaash claimed arab-somali and stole somali lands!
sheekhal tried to steal each other ... clashed and bite the dust![]()
Down with eternal sheegattos! one day oromo, the other day somali and the other day arab![]()
Arsi-Oromo should exclude these sheegattos![]()
B.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1863
- Joined: Tue Jul 21, 2009 5:57 am
- Location: "telling me I am getting dignity by linking myself to Harar?" Wise Words of a Busted poor Sheegatto!
Re: Raaso : Dagaal Xoogan oy Ku dhinteen 75 qof Iyo 120 Dhaa
Greetings shirritaam!
I think its time u settle some score with these sheegattos
B.
I think its time u settle some score with these sheegattos

B.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Raaso : Dagaal Xoogan oy Ku dhinteen 75 qof Iyo 120 Dhaa
Shekhaal want to be part of Oromia.bareento wrote:Greetings shirritaam!
I think its time u settle some score with these sheegattos![]()
B.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1863
- Joined: Tue Jul 21, 2009 5:57 am
- Location: "telling me I am getting dignity by linking myself to Harar?" Wise Words of a Busted poor Sheegatto!
Re: Raaso : Dagaal Xoogan oy Ku dhinteen 75 qof Iyo 120 Dhaa
We want the land not them!
first exterminate them then we can share the land
B.
first exterminate them then we can share the land

B.
Re: Raaso : Dagaal Xoogan oy Ku dhinteen 75 qof Iyo 120 Dhaa
bismillahi, alle ha kala qaboojiyo.
Re: Raaso : Dagaal Xoogan oy Ku dhinteen 75 qof Iyo 120 Dhaa
where is raaso located
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 1262 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 32 Replies
- 2561 Views
-
Last post by udun
-
- 8 Replies
- 796 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 1 Replies
- 357 Views
-
Last post by kambuli
-
- 9 Replies
- 1153 Views
-
Last post by Serena
-
- 13 Replies
- 717 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 11 Replies
- 599 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 406 Views
-
Last post by Somali-Transporter