You can post photos of place where you think most people have not heard of in here.
The first part of the name is Bud
Moderators: Moderators, Junior Moderators



Another hint is your nameSoo Cool, So Soomaali!. Ma Gobolada dhexe baa?


Bud Bud, Mudug??


Ha! Waaba isii sahashay, laakiin Banadirbeauty aya iga hoorbooday, ma magaala, maa tuula, maa degma. bal inoo kala sharax huuno, khayr allaha ku siiyeAnother hint is your nameSoo Cool, So Soomaali!. Ma Gobolada dhexe baa?


BanadirBeauty ma maqashay qisadii gabar reer Xamar ah oo nin uu ku guursaday Cadaado, kolkaa bey ehelkeeda Xamar soo wacday oo ay tiri Cadaado ayaan jooga, ehelkii baa uga jawaabay: Yaa! Na maxaa Tiri! Cadaabta ayaa jooga aa? lol.Bud Bud, Mudug??




@ cadaabta joogaa, Hore ma u maqlin...
Saas hadee tahay ana kawar dooni doona, insha Allah.
Green: somewhere in Galgadud????


You are on a rollIf hutu didnt get it waa Maxaas.

Return to “Provinces - Banaadir”
Users browsing this forum: No registered users and 2 guests