Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Completetion of Hadia Medical Center in Caabudwaaq

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Completetion of Hadia Medical Center in Caabudwaaq

Postby Voltage » Mon Mar 12, 2012 3:54 pm

Dhismaha isbitaalka Caabudwaaq oo la dhameystiray

Waxaa magaalada Caabudwaaq laga hirgaliyey dhismaha isbitaalka Hadia Medical Hospital.

Isbitaalkan oo kuyaala koonfurka magaalada ayaa dhismihii socdey mudo 3 bilooda, waxaa dhisay Eng. Ruedi Brian oo udhashey dalka jarmalka oo mudadaasi oo dhan ku sugnaa Degmada Caabudwaaq. waxaana uu ka kooban yahey qeybo badan sida Qeybta Bukaan jiifka, qeybta qaliinka, iyo qeybo qaabilsan Hooyada iyo dhalaanka daryeelkooda, qebyaha dhaqaatiirta iyo qeyb marti waxaana uu leeyahey adeegyadii isbitaal oo idil (Ceelkii biyaha, matooradii dabka, Raajo, Sheybaar.)

Takhtarka guud ee isbitaalka Hadia Medical Hospital Dr. C/risaaq Cabdulaahi Warsame ayaa ii sheegay in isbitaalka uu shaqo gali doono maadaama uu soo gabo gaboobey dhismihii waxaana hada socda xirxirka iyo rakibida qalabkii uu ku shaqo gali lahaa isbitaalkan.

Dr. C/ risaaq C/laahi Warsame ayaa bilaabey shaqada isbitaalkan iyo dhismihiisa kadib markii uu dareemay baahida iyo dayaca dhinaca caafimaadka ay ku nool yihii dadwynaha deegaanka Caabudwaaq kuwaasi oo horey adeega caafimaad iyo qaliinba ugu safri jirey deegaano lamid degmada oo dadkoodu ay ka hirgasheen.

Laakiin deegaanada waqooyiga galgaduud dhaca majirin wax horumar ah waxaana daashadey colaado iyo abaaro mana helin gacan iyo taakuleyn dadkooda waxaana taa loo aaneynayaa jaaliyadaha kasoo jeeda deegaanadan oo aan wali dareemin baahida deegaanka.

Hadia Medical Hospital ayaa noqdey mid wax wey kabadaley nolosha magaalada hadii ay noqon lahyed shaqaalo cusub oo tababar qaatey, iyo ardey cusub oo wax kabarata isbitaalka kuwaa oo barashada ay ka dhaxleyn ugu shaqeyn doona deegaanka.
Image
Image
Image
Image
Image

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Galguduud”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests