Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Galgaduud & Hiiraan districts mayors conference in Cabudwaaq

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12573
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Galgaduud & Hiiraan districts mayors conference in Cabudwaaq

Postby XimanJaale » Tue Mar 13, 2012 3:02 pm

Wararka nagasoo gaarayo Magaaladda Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud ayaa Tibaaxayo in ilaa iyo sadeed Dagmo oo katirsan Gobaladda Galgaduud Iyo Hiiraan oo uu ka arimiyo Maamulka Ahlusuna Waljamaaca aya Siminaar soconayo Todobaad waxa uu uga furmay magaaladda Caabudwaaq waqooyiga gobalka galgaduud.



Siminaarkaan ayaa waxaa lagu baran doonaa habka maamul wanaaga iyo qaabka dib uheshiisiinta deegaanada Gobaladda dhexe waxaana bixinayo tababarka saraakiil sarsare oo katirsan hay,ad madax banaan oo ka howlgasho wadanka Soomaliya .

Ayadoo lashegayo in waxbadan ay kafaa iidi doonaan siminaarkaan kasoo qeybgalayaasha matalayay deegaano afarabadan oo katirsan Gobaladaas oo hoosyimaada maamulka Ahlusuna Waljamaaca.

Dagmooyinka ay wafuudo kayimaadeen ayaa waxaa kamidda , Baladweyn Matabaan Guruceel Dhuusamareeb Balanbale Xeraale Bangeele Dhabad Iyo Caabudwaaq oo uu siminaarku ka furmay Siminaarku inta uu socdo waxaa lagu qaadan doonaan casharo iyo aqoon korarsi aad looga faaideysan doono .

Gudoomiyaha dagmadda Dhabad ee maamulka Ahlusunna Adaan cabdinuur Galaal Adaangabi , oo lahadlayay warbaahinta ayaa waxa uu kacodsaday Hay,ada hada siminaarka bixineyso in ay usii waddo taba barada noocaan ookale ah waxbadana ay ka faaiidayaan asagoo hay,adana umahadceliyay .


Waxaa kaloo asna warbaahinta lahadlay gudoomiyaha dagmadda Matabaan Macalin Cabdiraxmaan Sheekeeye oo sheegay in siminaarka oo maalintii ugu horeeysay ay qaateen ay waxbadan kabarteen kana faaiideen, Macalinka ayaa sheegay in tababarka iyo siminaarku uu muddo todobaad ah uga socondoono magaalada Caabudwaaq .

Ayadoo kasoo qeybgala yaashu aad ugu faaideysanayaan macluumaadka halkaas lagu bixinayo oo ay ugu waa weyn yihiin Hanaanka maamul wanaaga iyo Dibuheshiisiinta deegaanada gobaladda dhaxe oo uu ka arimiyo maamulka Ahlusunna.


Isku soo wadaduuboo siminaarkaan maamulka Ahlusuna uga furmmay Magaalada Caabudwaaq ayaan aheeyn kii ugu horeeyay oo looqabto balse waxaa la orankaraa waakii ugu balaarnaa oo intaas oo dagmo la is kaga kalayimaado si sibinaarkaas looga faaidesto waxna looga barto .


Cabdifitaax Dhaadeey

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Galguduud”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests