Qabuuro Galeen from Caabudwaaq sent small army.
The most sufi mujahidiin warriors came from Guriceel
Dagaal xoogan ayaa goor dhow dib uga qraxay Degmada Dhuusa Mareeb, kadib markii Xoogaga Ahlusuna ay weerar rogaal celin ku qaadeen, halkaasoo goor hore oo saaka ay la wareegeen dagaalyahanada Shabaab.
Wararka ayaa sheegaya in Shabaab wali gudaha ugu jiraan magaalada, iyadoo madaafiic culus la maqlayay, dagaalkana yahay mid si adag uga socda Xaafadaha magaalada.
Gurmadyo ciidan ayaa Ahlusuna uga yimid dhanka degmada Guriceel iyo deegaanada kale, waxaana si rasmi loo ogeyn qasaaraha dagaalkii saaka iyo mid haatan socda.
Why you think Guriceel is mentioned as first? Because its the military powerbase of Ahlusunnah.