Caynabawi.... Inader the food prices around the world has gone, not only reer Burcaawi are targeted, i cant even afford the Pint of Milk in London any more ;et alone the Petrol wich is nearly 2 pound a Liter Ilaahay ha Noo sahlo, Thats whats causing all this Expenses going up not the Goverment and its not the peoples fault.
Xaga Beesha, Beesha Muse Abokor hadda waxey baadheysa si ay jago weyn uu qabsan lahayd, waxey leeyahin Beesha Maxamed Abokor aya wax kasta qaadatay, Ninkan Emperior waxu la Ordaya Sanbuur iyo reer Dood aya Jago waayay, War Muse Abokor Weyne oo Dhan aya Cabanaya... Laakin Beesha Muse Abokor Ma Mideysna Mana Yaqaanan Sida Loo Midoobo Haddi ay Midooban Horumar ayay ka gaadhi Lahaayen Xagga Siyaasada iyo Xagga Horumarka... Beesha Maxamed Abokor iyado Maanta waa ta Ugu faido Badan Somaliland waxa La Yidhaaho, waxa keliya ayno ku yara Xunahay Xagga Horumarinta degaanada Rerka ayaan ka yara Liidana, Gobolka Togdheer Maxamed Abokor wey ka Faideen, Laakin waa Ina Xagga Degmooyinka ayno Ku Dedaalna Horumarin....
Khalid Ali.. Inader Kuwan Gaagabka aad ka Hadleysid, waxba lama siinayo, waayo haddi uu Silaanyo Jago siiyo waxba uu soo Kordhin Mayso, Beesha La Yidhaaho Sanbuur Mala aqoon uuma Lahide, waa Beel Horumar Ku Gaadhay Dahabshiil, iydo dadkooda Qurbaha jooga oo aad iskugu Xidhan isna Caawiya, Burco kama Helaysid Nin Sanbuur oo Liita, waa wada shaqeystaan oo waa Bussy, Waxan Dowlada aad sheegaysidna waxba uma arkaanba..... Xagga Cimraanko waa lagu Xumeeyay waxey ahayd in la siiyo Jago Fiican, waayo Iyago waa reer Balaadhan, waxaan u Maleynaya ino Silaayo uu Magaacabay jagada Sirdoonka ayaanti Dhoweyd Kii Adan Madoobe Na Laga Bedelay....



