Moderators: Moderators, Junior Moderators


Boqor Loo Caleemasaaray Beelaha Jareer Weyne
Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu caleemasaarayey Boqorka Beelaha Jareer Weyne, Boqor Faarax Cabdi Guure oo ay ka soo qeybgaleyn in ka badan 500 ergo oo ka kala socotay 5 beylood ee Soomaalida ayaa lagu qabtay Hotelka Shamo Magaalada Moqdisho.
Xafladaan lagu caleema saarayey Boqorka oo ay ka soo qeyb galeyn qeybaha kala gedisan ee Bulshada sida Culamaa’udiin, Aqonyahano, Xildhibaano, Haweenka, Dhalinyarada, Salaadinta, Odidhaqameyd yada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ka soo jeeda Beelaha Jareer Weyne ayaa muujiyey farxad iyo bogaadin u muujinayeen Boqorka Cusub ee loo caleemasaaray Beelaha Jareer Weyne.
Sidoo kale Dhamaan ka soo qeybgalayaasha Xaflada caleemasaarka boqorka ayaa muujiyay Taageero Hiil iyo Hooba in ay u hayaan garab istaaka Boqorka Cusub ee ku soo biiray Boqorada ka jira Dalka Soomaaliya, waxayna ku tilmaameyn in uu yahay ninka mudan in loo caleema saaro Hogaanka Boqorti nimada ay yeesheyn Bahweynta Beelaha Jareer Weyne.





Finally, we have a rag in the house!Our women have self-respect and dignity, unlike 50% of the male weaklings on this forum. Its been four years and only one female got involved with a foreigner, and only because this medical officer blackmailed her with medicine for her dying father, compare this to the 250 thousand Liberian children fathered by Nigerian peacekeepers. Here you have them crying to their politician for special leave back to Uganda for sex because they can't get any action in Somalia![]()

Never said that, there are men and women who go out the community, but they insignificant. However sxb we both know what Abdisamad's intention is behind this topic.hippo, are you saying somali women don't mate with non-somalis?

No.. Why?abdisamad- do you have something against somali women







Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 68 guests