Postby samatar133 » Mon Apr 16, 2012 11:15 am
cabdiraxman cabdiqaadir is funny guy runtii. He though he could get away with anything because of that accident on the Berbera road. Khilaafku wuxuu bilaabmay markii Kulmiye xukunka qabsaday wuxuu islahaa waxa laguu dhiibi doonaa wasarada arimaha gudaha, and then Gaboose ayaa la magacaabay, he was so pissed off about it, siilaanyo calaacal ula tagay. Dabeedna waxa lagu qanciyay war raggii kula midka ahaa sida Muse Bixi, Ina Kahin iyo Samaale ee xisbiga ku jiray iyagaba waxba maan siine dadkaa wax la qab oo xisbiga isaga hadh, hadii hadhow reshafle iyo wax yimaadaana waxbaan isla eegi doonnaaye, si cago_jiid ah ayuu ku aqbalay. Dabadeed waa kii Gaboose is casilay, and then waxa uu isku qanciyay that is it aniga meesha lay magacaabayaa since now I am the only heavy weight HY in the party, waanan u soo halgamay xibiga. To his dismay, waxa la magaacay Duur, markaasuu maryaha si fiican u dhigtay oo hinaaso aan caadi ahayni ku dhacay. Sababta wax loogu dhiibi waayay, sidaan maqlay, ina cabdiqaadir maadaama oo uu siilaanyo muddo dheer yaqaanay waxa uu ogaa in aanu ninkani ahayn nin howlkar ah ama jago culus lagu aamini karo. Dabeedna waa kii Ina Cabdiqaadir sameeyay the biggest miscalculation in his short political career. He was like now I get it, sababta ragan markasta layga hor marinayaa waa niman very vocal ah, waa niman hadal cadcad reerkana taageero ka haysta, I should imitate them. Waakii intuu isqaadqaaday u yeedhay HCTV ee qabtahay shirka jaaraa'id, the most embaressing press conference ever, not only to the party but to the country as well. Umadii oo dhanbaa la yaabtay oo ku tidhi waar ina cabdiqaadirow say kaa noqotay, Kulmiyena digniin ayuu siiyay. You know at the time, xukuumada mashaakilo badan ayaa ku socday, kooxo doonaya inay wadanka qas ka abuuraan, mamul goboleedyo, shirbeledyo, UCID iyo UDUB oo maalinkasta saxaafada ku dhex xaaraya, etc. Silaanyo administration was very sensetive and felt fragile, and Ina Cabdiqaadir could not have chosen a worse time to criticise. Digniin adag ayaa la siiyay, and after wards he was excluded dicussions on importand issues about the party and the government. Halkaa kumuu joogine waa kii hadana maalintii dhawd ee corruptionka lagu eedeeyay Xirsi iyo Wasiirka, uu sida xun u eedeeyay dawlada iyo siilaanyo. Maalintaa wixii ka danbaysay waa loo sheegay in xisbiga laga eryayo, waxa uu sugaana ay tahay inta xisbigu shirka qabsanayo. The guy is crazy, he thinks he could be more mucaarid than the real mucaarad and at the same time keep his vise chair position of the rulling party. Anigu waxaan qabaa inay sax ahayd in laga eryo xisbiga, laakiin in loo diido inuu hadlo may ahayn. kolay wax nafle ku muu hadleen in five minute kiisa la siiyo ayay ahayd. Police ka loo adeegsadayna another pig mistake ayay ahayd, xisbiguna should apologise it, hadii kale sumcadoodu dhulka ayay galaysaa.