Moderators: Moderators, Junior Moderators


Nin aa wax weyn kugu accuse gareeyay. Waxaa laguugu sheegay inaa tahay nin wadadii Ayan Hirsi saaran ama hada kori.
Maadaama eey tahay eedan eed weyn si shakiga loo saaro Hal suaal aa lagu weeydiinaya.
Hadii aa tahay qof Muslim ah oo ilaaheey iyo rasuulkiisa aaminsan (keep in mind I am not the one who accused you to be out of the fold of Islam) dadka oo arkayan halkaan ashahaadada maku dhihi kartaa?




Lol dottore Yalaxoow ayaa ladhaarinayaa caawa


Man I hate this phone autocorrecting my Somali words all the time.
Waxaa ka waday hadii micnaha ashahaadada aa qabsan weyso sidii qof Muslim hada lasoo musliminayo...



Jam Street, adigu miyaad waalantahay markaad kuleedahay Audio adigoo ashahaadanaya so gali


Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Ah12, Bing [Bot], nnjrewzas112 and 94 guests