Moderator: Moderators


ina dhaca la xalaalaysto maaha.diinteenu waxay inoo ogoshahay ina qofku markuu naftiisa difaacayo iyo marka maalkiisa difaacayaba wax dili karo. labadaa mar oo keliya iyo marka jihaadku jiro ayaa la ogolyahay inuu ninka raga ahi qoriga qaato oo wax iska celiyo.OO kaalay, markaad toogatid, maxaa kugu soo kordhaya aana khasaaro ahayn?
When it comes to land disputes, men should sit down and discuss it like men. Mid kaste ba wuu is la saxsan yahay laakiin ka gar daran Ilaahay ba arkaya, markaa hada dhulkaaga gar daro lagaaga qaato, Ilaahay ba lagu daaya.
Dadkeenu waay iiman beeleen..






hahhahaha very funny againKii ku dhalay baan ahaye bal ii warran aabo? In muddo ah baynu kala maqnaynoo adigoo yar baan tegee maxaa inoo kala dambeeyey?

Timo_case waa ayo ninka dawladu rabto inay dhulka ka iibiso? waa khalad iyo cadaalad darro ina qof dhulkiisa lagu qabsado oo weliba loo adeegsado ciidanka qaranka. Qoladiina isaxaaqa miskiinimada ayaa la idinku arkaye cadaalad darada ka dhiidhiya oo cidii dhulkiina idinku qabsata iska celiya. ganacsaduhu hadduu lacag haysto muxuu dhulka u iibsan waayay oo dadka u dhacayaa?

Not wonder Timo Casse is pissed, there is 3 Isxaaq people Dead, and their land taken off them also they managed to confiscate alot of weapons from them......
Laakin Ilmaaderayaal Silaanyo Noo Daaya



all the soldiers killed were Sacad Muse............JB to be Precise

Here hereall the soldiers killed were Sacad Muse............JB to be Precise![]()
this guy's mind work mind works only when clans are concerned. I remember a while back tiiyoo laga hadlayo contraagii dhismaha ee airport ka Hargiesa iyo shirkadaha ku guulaystay ayuu wuxuu mesha soo dhex galiyay sheeko aan lagaba hadlayn iyo Adan Madoobe guy baa share ku leh company ga chinese ka ah ee ku guulaystay and little bit of childish clan boasting:lol: . This Liqaaye dude is funny guy runtii.
Anyway the clan identity of those dead somaliland soldiers does not matter, what matters is that they were killed by criminal thugs that need to apprehended. Dhimashada waxa ka daran sumcad xumada ay Somaliland iyo gaar ahaan caasimadii S u soo jiideen danbilayaashaasi.

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 10 guests