You live in a western country and you are educted man but your emotions tend to block you being rational like an uneducated ISLAAN TUULO-JOOGA.
Moderator: Moderators

Nuur daalacay wuxu yidhi:
wanaaga dhisaha
halka dhacaysaba
dhabkiisa hayaha
wadiniga dhabta ah
allow dhowr
somaliland allow dhowr
dhalinyarada isaxaaq carre maanta waxay tidhi:
hargeisa dhuraha
yaroowe dhisaha
halkii dhadhan leba
tolkiisa dhigaha
sakhraanka dhabta ah
allow tuur

Timacase
You live in a western country and you are educted man but your emotions tend to block you being rational like an uneducated ISLAAN TUULO-JOOGA.according to your BURAANBUR

Consider yourself bitch-blessed !Timacase
You live in a western country and you are educted man but your emotions tend to block you being rational like an uneducated ISLAAN TUULO-JOOGA.according to your BURAANBUR

why do you cheers then?Timacase
You live in a western country and you are educted man but your emotions tend to block you being rational like an uneducated ISLAAN TUULO-JOOGA.according to your BURAANBUR
![]()
![]()
what emotions ni99a i just posted some chants by some new hargeisa kids. is that a problem.

Hadda ayaanu haddaanu Solomadow nahay anaguna xerada millitariga ee burco weeraraynaa; sow kalshaale iyo maygaagle ciidamada qaranku kamay dhamaan waaayin? Isxaaqana 1000 askari baanu u diraynaa oo ka caawiya cadaalad darrada lagu hayo, dawladdu maa anagy noo soo shaqo tagtay horta? Diinta aabohood dhakada dheere, bal idinku waxa ka dhaca afartan tuulo ee qaran isku sheegga ah arka ayaan dhow. Tollaay oo talaay, illeen ciil looma dhinto.

Dhulkan ay isku haystan waa dhul ay dawladu iska lee yihiin…Ragan HY isku sheegaya, dad hagaagsan maaha..wixii is waala waa la karbaashayaa

dawladu si ceebteeda u qariso ayay tidhi xerada ciidanka ayaa lasoo weeraray laakiin waxaan maqlay meesha la isku haystaa maaha xerada ciidanka laakiin waa beer iyo jagooyin xerada ciidanka u dhow.Meesha la isku haystaa hadday tahay xerada ciidanka markaa dawlada waan u garaabayaa laakiin sida la sheegayo meeshu xerada ciidanka maaha.
Dhulkan ay isku haystan waa dhul ay dawladu iska lee yihiin…Ragan HY isku sheegaya, dad hagaagsan maaha..

somaliland weliba Hargeysa cadaalad darro iyo musuqmaasuq caadi ahayn ayaa ka jira oo dawladuna qofka lacagta haysta ayay mar walba la safataa. haddii anigoo xoogaa lacaga haysta hargeysa tago oo qof miskiina dhulkiisa ku qabsado si fudud ayaan kaga qaadi karayaa iyadoo weliba ciidanka qaranku i caawinayaan. maxkamada, booliska, wasiirada iyo cid walba ayaa laaluush qaata oo qofka lacagta leh wuxuu rabo ka ogolaanaya.anigu runtii gardarada waan necebahay markaa ama shacabka ha ahaadeen ama dawlada ha ahaato laakiin marwalba cida gardaran ayaan kasoo horjeedaa.dadka haddii lacag loogu xoog sheegtay waxay ahayd inay isdejiyaan oo marka qofka meesha la siiyay meesha yimaado madaxa ka toogtaan. dahabshiil ha ahaado ama qof kale ha ahaado laakiin markuu meesha yimaado ayaan toogan lahaa uun anigu.Kaliil, meesha laysku haysta xerada ciidanka maaha but way u dhowdahay, laakiin dadku waxaay weerareen xerada ciidanka aroornimadii hore ee shalay..Dadku waxaay leeyihiin Abdirashiid (Ninka Dahabshiil) ayay dawladu dhulka ka iibiyeen..taasni haday run tahay waa ceeba in dawladu dadkii dagana dhulka intay ka qaato ay qof kale ka iibiso oo noqonayso sababtu dadku ka xanaaqeen oo ay u soo weerareen xerada ciidanka...
But anyway anigu waxaan aaminsan ahay intaana cidna dhulka laga iibinin...

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 10 guests