Ogaadeen haddaan ahay dad wow,amar korreeyaaye Oo ubaxa baarkaan ihiyo, awrta Haashima e Abtirsiimadey waxay gashaa, odayo waaweyne Halkaan ugu arooraana waa, odaga Daaroode Rasuulkii udgoonaana waa, ina-adeerkay e Sayidkii Axmed ahaana way, awow ruma e Ibraahiin Rashiid aabbaay, odagi weeyaane Asaxaabihii oo dhan baan, ehel wadaagnaaye Hadba anigu qoyskaan ahaa, loo irkanaayaye Nin Amxaara mooyee intii, edeg adduun joogta Islaameedku wuxuu ii yaqaan, ehelu-kharykiiye Aakhiro albaabbada janna A




