Khaatumo
Moderator: Moderators

This is great newsTUKARAQ: Ciidanka Khatumo oo la wareegey Kastamka Tukaraq
Ciidanka Maamulka Khatumo State ayaa la wareegey maamulka Kastamka ee Tuulada Tukaraq ee gobolka Sool, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Ciidamo taageera Puntland kuwaas oo Canshuurta qaadi-jirey.
Dagaal kama dhicin markii Ciidanka Khatumo Kastamka la wareegeen, waxaa la sheegey in Ciidamadii ku sugnaa ay qaddiyadooda ay badaleen ayna sheegeen in ay taageersan yihiin maamulka Khatumo ayna hadda kadib la shaqeyanyaan. Hase ahatee, Ciidamo isla deegaankaasi ah oo taageersan Puntland ayaa weeraray xaley waxaana la sheegey in 2 laga diley.
Kastamka Tukaraq, ayaa waxaa maamuli jirey Ciidamo taageersan Puntland kuwaas oo deegaanka ah, waxayna ahayd meesha kaliya ee Puntland si buuxda uga joogtey gobolka Sool.
Lama garan-karo tallaabada uu maamulka Puntland uu qaadi doono ee uu ku wajihi doono arintan soo korortey.
Puntlandpost.com

I can't say I'm hopeful that would ever happen... all Khatuumo has proven to be has been a weapon used to weaken Puntland alone, a task as of late it has taken serious with Tukaraq.This is great newsTUKARAQ: Ciidanka Khatumo oo la wareegey Kastamka Tukaraq
Ciidanka Maamulka Khatumo State ayaa la wareegey maamulka Kastamka ee Tuulada Tukaraq ee gobolka Sool, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Ciidamo taageera Puntland kuwaas oo Canshuurta qaadi-jirey.
Dagaal kama dhicin markii Ciidanka Khatumo Kastamka la wareegeen, waxaa la sheegey in Ciidamadii ku sugnaa ay qaddiyadooda ay badaleen ayna sheegeen in ay taageersan yihiin maamulka Khatumo ayna hadda kadib la shaqeyanyaan. Hase ahatee, Ciidamo isla deegaankaasi ah oo taageersan Puntland ayaa weeraray xaley waxaana la sheegey in 2 laga diley.
Kastamka Tukaraq, ayaa waxaa maamuli jirey Ciidamo taageersan Puntland kuwaas oo deegaanka ah, waxayna ahayd meesha kaliya ee Puntland si buuxda uga joogtey gobolka Sool.
Lama garan-karo tallaabada uu maamulka Puntland uu qaadi doono ee uu ku wajihi doono arintan soo korortey.
Puntlandpost.com
Khatumo state troops should also capture Yoocada as icing on the cake

Let them bro its a win-win situation for PL its best to pull our troops from the eastern borders and deploy them where they are neededI can't say I'm hopeful that would ever happen... all Khatuumo has proven to be has been a weapon used to weaken Puntland alone, a task as of late it has taken serious with Tukaraq.

Let them bro its a win-win situation for PL its best to pull our troops from the eastern borders and deploy them where they are neededI can't say I'm hopeful that would ever happen... all Khatuumo has proven to be has been a weapon used to weaken Puntland alone, a task as of late it has taken serious with Tukaraq.![]()
also PL should should close down that border once and for all and cut all ties with these people
PL dont force people to be part of it if they dont want to be part of the state they are free to leave

Would you then agree that SL should leave them alone tooI agree with damu let them have their own state puntland waxba kama xumanayaan. Why would u want to share a state with people who called the state bintiland. Iskadya reer khaatumo arladooda ha u tashadan faraha halaga qaado.

I agree with damu let them have their own state puntland waxba kama xumanayaan. Why would u want to share a state with people who called the state bintiland. Iskadya reer khaatumo arladooda ha u tashadan faraha halaga qaado.
There is one little problem though what should we do about udun ileen ninku wakan wali majeeerteen daba socde xita his own garaad left puntLand udun dhakhso shaqo hala siiyo garowe meel haloga dhiibo jago mar u weelka madaxtooyada na xalo na.

Khatuumo like udun said is a project created by those who want to see a divided Puntland, the same people who have failed enabling Ras Cayr and West Puntland. I wonder though how long Mr. Ahmed Karash would be wasting his time with little villages like Tukaraq already in the hands of fellow kin. The big price is Las Canood, what then when the chicken you seem to be counting on come home to roost... I doubt you would be clapping your little buttcheeks then.I agree with damu let them have their own state puntland waxba kama xumanayaan. Why would u want to share a state with people who called the state bintiland. Iskadya reer khaatumo arladooda ha u tashadan faraha halaga qaado.
There is one little problem though what should we do about udun ileen ninku wakan wali majeeerteen daba socde xita his own garaad left puntLand udun dhakhso shaqo hala siiyo garowe meel haloga dhiibo jago mar u weelka madaxtooyada na xalo na.

Return to “Politics - Puntland”
Users browsing this forum: No registered users and 8 guests