Moderator: Moderators


70,000$ ayey cuneen rest are in a save bank account..................The guy jamal is asking for 70,000 stating UDUB Party need to refund his 'Money'So daahir rayaale won the court case he is now the chairman of the udub party but Ahmed Yusuf Yasin sold the udub chairmanship to Jamaal ali Hussein for 300.000 dollars now will Ahmed Yusuf yaasin give back the money or not Since Rayaale is now in charge.





Maya waxa so baxaya Kulmiye Wadani and xaqsoorJamaal Lacagtaa haysaga samro kolayba cid u celinaysaa ma jirtee. Riyaale wuxuu ku khamaarayaa UDUB soo bixideeda. Hadii ay soo baxdo isaga ayaa tartami doona sida ay u eegtahay. Hadii ay hadhana wax dan ah oo uu ka leeyahay ma jirto, sida ay hada ku socotana uma eka inay soo baxayso anyway.
Waxay ila tahay inay soo bixi doonaan Kulmiye, Wadani iyo Ummada/Rays.


Rayaale said the presidential candidate will be made public in a grand udub conference after the local elections i think warancade still wants to run , jamaal wants to rune 2.yeah yasiin is ungry.. and Riyaale won't let go of it.. the other guy warancade is he out of it ?


Odayga suufiga ahi wax uu siyaasad ka ogyahay ayaa iska yar. Markii dorasahada laga helay waxay ahayd inuu siyaasada isaga baxo oo uu fooxiisii iyo digrigiisii isaga noqdo.


Do you think Xaqsoor have enough supporters to win?

![]()
![]()
![]()
ramadanti 2008 hargeysa wuxu ka samayn jiray ma garanaysa markay suxuurta gaadho wakhtigeeda auu gaadhigisa so raacji jiray durbaan intu qaato ayuu odhan jiray suxuur suxuur suxuur markasu qasaiid qaada, Markasay dadka xaafadaha ku dho dhow shacabka ay odhan jireen ku Axmed way dhaqaaqday ba inugu toosay


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 5 guests