Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Rise of the "Khamri Consumers" in NorthWest Somalia

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Amirsade
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1176
Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka

Rise of the "Khamri Consumers" in NorthWest Somalia

Postby Amirsade » Sun Jul 29, 2012 5:40 pm

Thanks to the local bussiness man we are witnessing a high demand of alcohol beverages in hotels, and villages, the consumption is at all-time high that now adays alcohol is part of wedding invitation. The politiciens are always known for their bad behavior and religious bad-mouthing due to excessive drinking, before the biggest problem was khat but now the vodka, gin, beer, rum, whisky, alcohol, liquor, made the Situation Increasingly worst.
Here's the article in somali:

Image Cabista Khamriga ayaa kusoo badanaysa Magaalooyinka ugu waaweyn Soomaaliland wakhtiyadan dambe, wararku waxay sheegayaan in ay jiraan rag ganacsato ah oo ku hawlan keenista Khamriga iyadoo baabuur waaweyn uga soo daabulaan wadanka Itoobiya oo xuduud aan cidina waardiyayn la leh Dalka Muslimka ah ee Soomaaliya.



Markii ugu horaysay ee la dareemay in khamri ka soo galo dhanka Itoobiya waxay ahayd sanadkii 2000 markaas oo suuqyada iyo baraha koontaroolada Somaliland askarta ka shaqaysa ay hadal hayn weyn ka jirtay dhexdooda taas oo ah in Khamri bilaa sharci ah lasoo galiyo dalka. Intaa wixii ka dambeeyay maalinba maalinka xiga waxaa la dareemayay in khamrigu u sii gudbayo ilaa tuulooyinka iyo hotelada magaalooyinka ku yaalla. Manata xaalada khamriga ayaa maraysa in xitaa Aroosyada qaar lagu casuumo dadka ka soo qayb gala arinkaasi oo caan ka noqday magaalooyinka waaweyn ee Somaliland sida Hargaysa, Burco , Berbera iyo kuwo kale oo badan.

Dhalinyarada ku nool Waqooyiga Soomaaliya ayaa dhibta ugu weyn ku qaba Khamriga iyadoo laga wada dharagsan yahay dhibaatada Khaatku ku hayay da’yartaas, dadka isticmaala Khamriga ayaa u badan Siyaasiyiinta, Hay’adaha deggen dalka iyo Dhalinyarada soo koraysa oo iyagu ah kuwa ugu badan ee isticmaala. Xilliyada dambe habeenkii marka aad socoto Suuqyada ama hoteelada qaarkood hortooda waxaad arkaysaa dhalinyaro Cabsan oo wadada dhac dhacaya.

Dhibaatooyinka uu ku hayo shacabka Khamrigu waa kuwo aan la soo koobi Karin waxaase ugu daran in inta badan ay is dilaan dhexdooda oo ay inta cabbaan rasaas oodda isaga qaadaan, qoysaska oo ku burburay iyo akhlaaqdii Islaamka oo gabi ahaanba meesha ka baxday gaar ahaan waxaa fudud in aad aragto in ruux cabsan oo habeenkaa oo dhan caayaya Nabigeenna Muxammed scw iyo Allah swtc.

Culumada ku nool Waqooyiga gaar ahaan Jamaacada Ictisaam kuwa ka tirsan ayaa Khubadaha Jimcaha kaga hadla mar mar iyagoo ka cabta in khamrigii uu siyaadayo ama uuba faraha ka baxay sidoo kale waxaa Gobolada Waqooyiga ka hawl gala Guddi la yiraahdo Wanaag farista iyo Xumaan reebista kaas oo noo caddeeyay in dhawr jeer ay qabteen dukaamo lagu iibsho Khamriga ayna xabsiga u taxaabeen dadkii iibinayay markii aanu waydiinay maxaad sharciga Islaamka ugu xukumi wayseen dadka aad ku qabateen khamriga waxay noogu jawaabeen in aysan awood u lahayn ee iyagu marka ay qabtaan dadka Khamriga iibiya iyo kuwa cabsan in ay dawlada ku wareejiyaan oo iyadu ku xukunto wixii ay doonto meeshana looga dhaqmo Dimuquraadiyad.

Guddiga Wanaag farista ayaa noo iftiimiyay in askarta la shaqaysa ay lacag siiyaan si ay ula soo qabtaan Zaaniyiinta, Kuwa Khamriga cabba ama iibsha lacagtaana ay ka uruuriyaan dad weynaha ku nool Waqooyi Galbeed balse waxaa su’aal ah haddii sharciga allah aan lagu xukumayn dambiilayaasha ma banaantahay in lacag laga uruuriyo shacabka Muslimka ah? Maxaase ka soo kordhay oo wanaagga maadaama ay caddahay manta in Khamrigii uu faraha ka baxay oo tuulooyinka gaaray?.

Maandooriyaasha Khamrigu ka mid yahay waxaa sahlay in umadda ku dhex faafo waa in uu helay xukuumad aan oofinayn xuduuda Islaamka waliba ku raali galaynaysa reer galbeedka in ay dabaqdo Dimuquraadiyadda si barax la haddiise la heli lahaa dawlad Islaami ah ama Maamul Islaami ah maalmo yar ayuu ku suuli lahaa Khamriga iyagoo allah ku addeecaya gaalona aan kaga cabsanayn.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 71 guests