Moderator: Moderators




Sh. Sakiin is a gangsta, he told this to Gaas on the floor, live and clear:Shariif & Gaas are done just like their buddy the former speaker of parliment also known as Shariif.
-Markii doorashada gudoomiyaha baarlamaanka lagu dhawaaqay, C/weli Gaas ayaa u hambalyeeyey Shariif Xasan, isagoo gacanqaaday ayuu ku yiri “Hadde Shariif guul baan kuu rajeynayaa”. Hadalkaasi Shariif Xasan wuxuu u qaatay kajin iyo jees jees isaguna wuxuu ku jawaabay “ha welwelin koley waan israaci doonaa!!” hadalkaasi ma ahayn mid xitaa laga qariyey dadkii meesha joogay.



Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 22 guests