Talabadii ugu horreysay waaye. Marka dalkeenu dego oo u nasto, ayaan bogg cusub u bilaabaynaa. Maalintaas markaan gaarno, waan ogahay inadeerkaa in uu madaxweyn noqon doono, anigana maalintaa waxaan oron waa madaxweynahayga.
Hal Far Fool Ma Dhaqdo...Nabad ayaan ku Rajanayaa walaal







