Duqeynta ayaa dhacday maanta waxaana loo geystay gudaha magaalada,
waxaa ku wax yeelowday 7 ruux dhaawac iyo hal dhimasho ah
iyadoo dadka dhaawaca ah ay sadex ka mid ahi yihiin caruur isla dhashay oo uu madfac ugu galay gurigooda.
Ma jirto cid sheegatay duqeyntaan, laakin waxaa loo maleynayaa in ay geysanayaan diyaaradaha dagaalka ee Kenya.





dacaayada dhaafa