"hugaan xiranayo iyo dharkaan huwadaa tahe, Labada hooyadu dhashoo, horaaad wada nuugtay baa, isga hilib dhownaho har iyo geed beynu nahay... hal iyo nirig beeynu nahay"
D&I's x-rated heeso comes to mind with this part
PS. Farax Murtile is the man "Habalaha Somaliyeed, haweenka aduunka jira hurmuudkodi beeynaqdeen, hadana quruxbaa udheer, ninkii helo baacawoleh"




