Waxaa isoo xasuusiseen gabdho Soomaali ah oo madrasa dhiganaayey. Mid Suuriyaan ah ayaa timid madrasadii, markaasaa maalin macalinkii ku yiri haye Al Baqra ayaan ka bilaabeynaa maanta yaah. Mid mid ayey saf u galeen iney macalinka hor istaagaan oo intii loo direy ka soo baxaan. Tii Suuriyaanka ayaa markeedii ku tuuratey, markaasaa mid Soomaali ah la soo boodey "sidii Carabta ayey Quraanka u aqrineysaa", kadibna 3dex kale yiraahdeen "haa qalad waaye Carabiga ay ku aqrineyso".
Macalinka ayaa yaabey.
Marka Af Soomaaliga ay Sareedo isticmaaleyso qalad ma aha, kan aad adiga taqaanid keliyana ma ahan kan saxa ah. Hadaadan kaseyn weydii. Ma fahamtay!