Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Gen. Fartaag iyo Aw Libaax meet in Dolow discuss JL

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30322
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Gen. Fartaag iyo Aw Libaax meet in Dolow discuss JL

Postby grandpakhalif » Sun Oct 07, 2012 5:27 pm

Waaxaa Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo ka dhacay kulan muhiim ah oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyinta Ahlusunna iyo Saraakisha Dowlada ee Gobolada Jubboyinka iyo Gedo Maamulka Dagmoyinka Gobolka Gedo Odayaasha dhaqanka Gedo .




Kulankaan ayaa waxaa loga tashanayay Isbadaladi ugu danbeyay ee ka dhacay Gobolada Juboyinka iyo Gedo waxaana diirada lagu saray sidi lo sii xojin laha Howlgalada Al-Shabaab loga sifeynaayo inta ay ka jogaan Gobolada Jubboyinka iyo Gedo.


Kulankaan ayaa waxaa Abaabulkiisa Laha labo ka mid ah Saxiixeyaasha qorshaha Nabad iyo Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo oo kala ah Sh Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax iyo Gen Cabdilahi Sh.Ismaciil Fartaag waxaa sido kale kulankaan abaabulkiisa qayb libaax kulana Ex Xildhibaan Maxamuud Sayid Adan.


Kulankaan ayaa waxaa si toos ah uga qayb qadanayay Gudomiyeyaasha 5 Dagmo ee Gobolka Gedo ay Dowlada ka maamusho sida Doolow,Luuq, Balad xaawo,Garbaharey,Ceelwaaq, waxaa sido kale ka qayb qadanayay Odayaasha dhaqanka Dagyoyinkaas kuwooda ugu misaanka Culus.


Shirkaan ayaa waxa sido marti ku ahaa Saraakil Itobiyaan ah oo uu ka mid yahay Gen Ciidamada Itobiya u qabilsan Somalia iyo Saraakil kale.


Ugu horeyn Shirkaan ayaa waxaa diirada lagu saray sid dag dag logu xoreyn laha deeganada ay hada Al-shabaab uga sugan yihiin Gobolka Gedo iyo Jubbada Dhexe waxaana la isku waafaqay in maalmaha soo socda la qaado howlgal cir iyo dhul ah oo lagu xoreynaayo deeganada hada ku haray gacanta al-shabaab.


Qodobka labaad ee Shirka loga hadlay ayaa waxaa uu aha sidi Maamul dag dag ah logu sameyn laha Gobolka Gedo kadib marki ay gacanta so galaan Dagmoyinka Baardheere iyo Buurdhuubo si gobolka uu ula janqaado Gobolada kale ee Dalka.


Qodobka 3xaad ee Kulanka ayaa waxaa uu ahaa in Gobolada Jubboyinka iyo Gedo ay helaan Maamul Goboleed xirir fican la leh Dowlada Fadaraalka ah ee Somalia iyo Dowladaha Dariska kuna yimaada Rabitaanka Shacabka Wada daga Gobolada Jubboyinka iyo Gedo.


Qodobka 4 aad ee Siyaasiyiintan misanka Culus ku leh Gobolada Konfur Galbeed Somalia ee kulankaasi ka qayb qadanayay ay isla afgarteen ayaa waxaa uu ahaa in Howlgalada cirka iyo dhulka ah ee lagu qaadaayo goobaha ay Al-shabaab ku dhimantahay ee Jubboyinka iyo Gedo ay noqdaan kuwa aan waxyeelo ka soo gariin Shacabka ku nool deeganadaasi.



Ugu danbeyn waxaa kulanki xasaasiga aha ee ka dhacay Doolow ka hadlay Odayasha dhaqanka Gobolka Gedo waxaayna ugu baqeen Siyaasiyiinta Gobolada Jubboyinka iyo Gedo ee kulankaasi ka qayb qadanayay in ay ka shaqeyaan isku furka Gobolada Jubboyinka iyo Gedo iyo sidi lo wanajin laha Xirirka ka dhexeeya dadka walalaha ah ee ku wada nool 3 daas gobol ayado ugu danbeyn kulanki xasaasiga aha lagu soo xiray duco.

The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Gen. Fartaag iyo Aw Libaax meet in Dolow discuss JL

Postby The`Republic » Sun Oct 07, 2012 5:38 pm

This is what we need more of :up: :up: :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests