Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

60 xujaaj take off from Cadaado to Makkah (pics)

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

60 xujaaj take off from Cadaado to Makkah (pics)

Postby GIJaamac » Thu Oct 11, 2012 12:50 pm

Ku dhowaad 60-xujaaj ah oo ka dhoofay Magaalada Cadaado (Sawiro)


Subaxnimadii hore ee Maanta ayaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Cadaado waxa ka dhoofay ku dhowaad 60-ruux oo ka mid ah Xujaajta sanadkan soo gudaneysan waajibaadka Xajka oo ka mid ah arkaanta islaamka.

Xujaajtan maanta ka dhooftay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Cadaado oo ah dufacadii ugu horeysay oo laga qaado Gobolada Dhexe ee Soomaaliya ayaa ka kala yimid deegaanada hoosyimaada Maamulka Ximan iyo Xeeb iyagoona si nabad ah uga anbabaxay Goraanka diyaaradaha ee Magaalada Cadaado si ay soo gutaan mid ka mid ah arkaanta islaamka.

Habada ka hor intii aysan Xojaajtan ka anbabixin Magaalada Cadaado ayaan qaar ka mid ah Mikirifoonka la dhex qaaday iyagoona sheegay inay ku faraxsan yihiin Soo gudashada Waajibaadka Xajka waxayna dhinaca kale Allah uga baryeen in Soomaaliya uu ka dul qaado dhibaatada hada kajirta uuna ugu belelo dowlad Caadil ah oo dalka shareecada islaamka ku xukunta.

Madaxa Xafiiska Shirkada Jubba ee Xujaajtan ka qaaday Magaalada Cadaado Careys Sheekh Maxamuud oo warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa ayaa ka codasaday Dhammaan Xujaajta Muslimiinta ah ee Sanadkan soo gudaneysa Xajka inay Soomaaliya u soo duceeyaan si dhibaatada ay uga baxdo isagoona u doceeyey xujaajta in allah uu ka aqbalo Xajkooda.

Xujaajtan Maanta ka anba baxay Magaalada Cadaado ee ku sii jeeda Magaalada Barakeysan ee Maka Al-mukarama ee Dalka Sa’uudi aribiya si ay u soo gutaan waajibka xajka ayaa ah tii ugu horeysay ee ka dhooftay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Cadaado.



Image
Image
Image
Image
Image
Image

http://www.goboladaradio.com/?p=4172

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 25212
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: 60 xujaaj take off from Cadaado to Makkah (pics)

Postby original dervish » Thu Oct 11, 2012 6:12 pm

masha`llah :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Galguduud”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests