Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

culumo Alle..soo gala

Su'aalo, Jawaabo, iwm

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

culumo Alle..soo gala

Postby Somaliman50 » Sat Oct 13, 2012 4:24 pm

Asc akhyaar, waxaan doonaya inaanu ka niqaashno dhowr mas'alo ku saabsan axkaamta buyuuca, marka qofka daalaca kututba fiqiga weliba shaaficiyiinta fadlan soo dhawoow...ayaan hore waxaan baranaayay al beeyc asharika, weliba sharikatul amwaal (kitaabka abuu shujaac wuxuu inbadan ka hadlaa qismigaan kaliya) ayaa ugu muhiim badan, laakin waxaa soo ifbaxay wax la yiraah al shariikatul xadiitha, qof xooga ka faallo bixin karaa fadlan wax hanooga sheego maadaama ay mugdi badan iiga jirto.

2- imaam shawkaani wuxuu kitaabkiisa ku yiri "al naasu shurakaa fil maa wal naar wal kalaa' "macnaha waxaa dadka u wada dhexeeya biyaha, dabka iyo daaqa xoolaha. waxaana daliil u ah xadiith sugan oo laga soo guuriyey sunan abii daawuud. laakin suaasha waxa weeye, sadexdaas shay ma waxaa loola jeedaa waxyaalaha dabiiciga oo hore u yiil, hadii ay sidaas tahay, qofka haduu noqdo cidii ugu horeysa ee ceel qodis samaysa ama cidii ugu horeysa ee ku macaamila, miyay u banaantahay inay canshuur ka qaataan qofkii isticmaala, maadaama ay kharash iyo waqti ku bixiyeen dhismaheeda iwm? waayo waxaa baabkii ka horeeyey ee uu imaam shawkaani ka hadlay (waa baabkii al axyaa wal aqdaac yacna dhulka banaan iyo dhul cabbiridka) wuxuu ku yiri "man sabaqa ilaa axyaa ard lam yasbiq ilayhaa qeyruhu fahuwa axaqu bihaaa watakuunu milkan lahu" marka qowlkaan miyuu iswaafaqaa mise si kale ayaa loola jeedaa?

shukran.

ps al faadil maandhow iyo al xaadiq abuu dujaana tolow xagee ka baxeen?

Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Re: culumo Alle..soo gala

Postby Maandhow » Fri Nov 02, 2012 3:46 pm

Asc akhii abakar suaashaan maba arkin goormee soo post garaysay yaab waaye!
waa suaal muhiim ah runtii, anaga oo dhan uwada baahan jawaabteeda. suaashaada mar walba meelo aan wax ka fiirin jirin ayaad iga tustaa wax badana waa ka faaiidaystaa ee suaalaha soo badi, jawaabteedana soo raacsii please.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Islam - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 0 guests